buur barafeed
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective) (-yo, m.dh)

Cuf baraf dhuleed oo ka sammaysmay dhammaadka baraf weyne ama baraf gogol. Buur baraftu waxay dul sabbaysaa badda.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buur barafeed

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg